Khayre Oo Guddoomiyay Shir Ay Yeesheen Wasiirrada la Socda iyo Iyo kuwa Jubaland (Daawo Sawirada)

Ra’iisul Wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya (XFS), mudane Xasan Cali Khayre, ayaa guddoomiyay shir ay Kismaayo ku yeesheen wasiirrada ku wehliya socdaalkiisa iyo wasiirrada wada shaqayntu kala dhexeyso tirsan dawlad gobaleedka Jubaland. Shirka Wasiirrada dhex maray oo uu sidoo kale goob joog ka ahaa madaxwaynaha Jubaland,Axmed Maxamed Islaam, ayaa intiisa badan looga hadlay sidii looga gudbi … Continue reading Khayre Oo Guddoomiyay Shir Ay Yeesheen Wasiirrada la Socda iyo Iyo kuwa Jubaland (Daawo Sawirada)